NAGALA SOCO Wixii Fariin ah kusoo dir halkan

Kadaloob

Maxaa Kala Gaadhay?!

Alt text to go here Sheekh Cumar m. Faarax iyo nin sida uu sheegtay ku doodayey in uu uhadlayo duruq-al-suufiyah, siday noqotaba Sheekh Cumar oo nin dhaliinyaro ah oo gaamuray diintana jaamacaddo oga soo baxay, bal aynu dooda Daawano

Haantaa-wilif

Guul-Darro Ujoog

Alt text to go hereOdayadii Itixaadka oo imika dafirayaa wixii hog iyo ba’a ay xagga dambe ka riixayeen, oo sooyaal lawada ogsoonyahay sidii uu ahaa iyo halkii ay dhaliinyaro intii ugu mudnayd jiilka xiligan ay gacmahooda iyo aragtiyo siloon oo soo kala horjeeda, damac hoogaaneed iyo wax la mid ah ay ku malgeen, oo maanta halkii ay ummadda ka dhuman lahaayeen weli lasoo taagan oo ku faanaya wixii ay guul-darro hor-kaceen. Daahir Aw-cabdi oo raggaa afkooda ku hadlaya Maqal

Laxaw

Skeekadu Gun Dheeraa

Alt text to go here Abwaan Siciid Saalax Ahmed oo macalin gaamuray ah kolkaad dhan walba ka eegto ayaa maantana inoosoo bandhigaya halka khayaalku la tagay! Waa waxa uu abwaanku ku tilmaamay Suugaanta Lawaxawga - qisadii oo dhamaystiran iyo wadaynimo laxaw huwan oo un lab iyo dhedig dhex martay bal aynu wada Maqalno
- Ummulisooy Adigaa Ah Maqal

Salsalow

Kud & Qanje Qaybtii II

Alt text to go here Waxaanu joognay meel aan sidaa oga fogayn halkii ay ku taalay xaruntii ciidamadda xooga dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay Soomaaliya oo dhan ay ka maamuli jireen |Buurgaabo|, goortaa waxaanu kasoo qaxnay xaruntii dalku waa lahaan jiray, waxaan ujeedaa |Berisamaadkii|, Marnaba maskaxdeena kuma aysan dhicin in ay sidani umuuruhu ku intahoon doonaan, Akhri

Sahan

Shaqadda iyo Dhaliinyaradda

Alt text to go here Maxamed Xasan Aw-Cusman oo goor dhow un kasoo laabtay dhulkii hooyo ayaa oga waramay Teera xaaladda ay dhaliinyaradda, shaqadda iyo waxbarashadu ay marayaan maanta iyo baahida taagan. Macalin Maxamed waxa uu deganyahay oo uu bare sare ka yahay magaaladda Minneapolis oo ah halka ugu badan ee ay Soomaalidu deganyihiin dalalka dibadda. !!. Daawo

Yididiilo

Somalia & Waxqabadka Ardayda

Ardayda SoomaaliyeedInkasta iyo inkasta oo uu waqtigu inna tusaalayn doono! Hadana rajadda keliya ee badbaadada dhulkii hooyo ayaad moodaa in ay imika il gaadh ah ku eegayso ardayda Soomaaliyeed oo imika sida ugu badan oga muuqda xarumaha waxbarashadda dalkan Maraykanka, barnaamijkan oo ah wada sheekaysi dhex maray qaar ka tirsan ardayda Gobolka Washington gaadh ahaan magaaladda Seattle. Maqal

xOG-wARAN

Goorma Ayeey Garan Doonaan

Alt text to go here[Soomaaliyeey ogow, isma leh sida aad moodi iyo waxa lagula damacsanyahay. … waxaa la rabaa gob adoo ahaan jirey oo garaad lahaan jirey in lagaa dhigo duunyo la ugaadhsado iyo midiidin lagu adeegto oo iyagu isa soo garba-duuba.]
(Dr. Cumar Cusmaan Raabe, Soomaaliyeey Halkee baad ku Socotaa?, Paris, 1989) Horudhaca qoraal dheer oo uu Dr.M. D. Afrax ka qoray hagardaamadda Gumaysiga Akhri

Gocasho

GAS-ka Puntland v Xaafuun

Alt text to go hereGAS-ka Puntland oo shaki badani hareeyey ayaa ay barbaartu bilaabeen in ay guda galaan xog uruurin ku jeeda umuurtaa. Dhacdadan oo ay dad badan oo Soomaaliyeed ay la xidhiidhinayaan qisadii Xaafuun, iyadii oo barnaamijyadaa imika aanu faraha ku hayno bal nala eega kuwii aan xaafuun ka samaynay Maqal

Guuleysta?

aboutWaa nin midaba badan, inta badan ay usahlantahay in uu la saanqaado hadba cidda uu markaa la 5 Idin Kala Garan Weynaye Guulaysta.(!)... yaal, waxaana tusaale... Akhri.

Soomaaliland ma Jirteen?

about|Ma Somaliland wax la yidhaahdo ayaa jiri lahaa, hadii aanan kala diri lahayn caruurtii halkan qoryaha wadatay, inaad i mahdisaan bay ahayd ee in aad iisoo dhacdaan..| Akhri

Ragg Bay Utaalaa?!

aboutGarad Jaamac Garaad Cali oo la hadlayey Soomaalida qurbaxaha ayaa ku dhiirigeliyey in ay horta intaan meel kaleba la gaadhin ay lafahooda iscaawiyaan, Maqal

AQALADDA KALE;
PUNTLANDPOST| ALLPUNTLAND | WARDHEERNEWS | PUNTLANDVOICE | PUNTLANDONLINE |

Qaybaha Kale

Sicid Salah AhmedDareenka Aqoonyahanka Dr.Omar Raabi oo ah Muwaadin Soomaaliyeed ayaa noloshiisii dagaal adag usoo galay sidii dib la isugu soo celin lahaa shantii kala irdhowday Maqal

Sicid Salah AhmedKud iyo Qanje Waxay qaadan waayeen kolkii uu Inna Idiris shalmadda tuudhay ee uu ku celceliyey |Yaan Amxaaro soo Kaxaysan!?| Qaybta I | II

Sicid Salah AhmedGaraad-Xume Aw-Cabdiraxmaan Sheekh Cumar oo ahaa muruqii iyo madiidinkii imaantii baas |shuuciyaddii.| isagii oo shaadh kale xidhan Maqal ama booqo FASAAD

aboutMa Mudanyihiin; Qoraaga Shiine Culay waxa uu dhamaan qaybaha qormadan ku qaadi dhigi doona nidaamka puntland gaadh ahaan qaybaha kooxda maamulkaa..qaabkii odayga kooxdaa uu kursiga kusoo gaadhay, maxaa qabsoomay Maqal

aboutGabdhihii Baa Fayl Ugu Jira; Haliima Ibraahin oo in muda ah kasoo shaqaysay xafiiskii qaramadda midoobay qaybtii Soomaalida bal ha inooga waranto cidda mas'uulka ka ah hooga iyo ba'a ku habsaday dalkii iyo dadkii Soomaaliyeed. Maqal

aboutSoomaalida Minnesota Waa barnaamij ay si dhan ugu wada sheekaysteen beesha gobolka Minnesoya iyo weliba qaar socota ahaa oo soo gaadhay halkaa iyo qoraaga Soomaaliyeed Nuuradiin Faarax Maqal - Odayga iyo Soyaan Maqal

aboutAnigu Dhulbahante Ma Ahi Porf.Axmed Samatar oo ah ragga ugu horeeya doonista dalkii iyo dadkii Soomaaliyeed ee shanta loo qaybiyey oo isu soo laabta ayaa hadal gaaban oo uu ujeediyey Soomaali isu soo uruurtay.. Maqal

aboutBarnaamijka Dhaqanka; Waa barnaamij ka mid ah barnaamijyadda ay barbaarta AGABSAME sameeyeen, waxa uu gaadhayey illaa iyo boqol xalqadood, qaybo ka mid ah barnaamijka dhagayso 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10

aboutQaylo Doon Ha Dhiirado; Waa barnaamij wacyigelin xaq ah oo bulashadda Soomaaliyeed lagu dareen-siinayo dhibaatadda uu quursigu leeyahay iyo iyo sida ugu wanaagsan ee loogaga hortegi karo Maqal

Sicid Salah AhmedXusuus Wadaag Kalkagacaylka Basaasay waa maansadda maanta ee Xusu-uso hadii aad xis leedahay! Hal-abuurku waa Macalin Siciid Saalax, maanso qiime Maqal

Odayga iyo GabantaOdayga iyo Gabanta; Maxaa Kala Gaadhay; Waa buug akhris si wanaagsan loosoo agaas-imay oo uu soo bandhigay LOFS Minneapolis. fadhigan oo aad looga helay Maqal

Sicid Salah AhmedOlol Oo Boogaadiyey; Musse Olol oo madaxa u ah Golaha Soomaalida Oregon ayaa boogaadiyey howsha ay u hayaah bulashadda ay la noolyihiin.. Daawo

aboutBARNAAMIJYADDA
DUGSIYADDA DEGMADDA Maqal
FULAY XANTII MA MOOGA Maqal
EEY ISCUNAYSA ..
Maqal
ITOOBIYA NA XUKUMI MAYSO
Maqal
GAALNIMO - BUUGA AYAN XIRSI Maqal

aboutSUUGAANTA
ARGAGIXISO Maqal
ILEEN YEERSHAA WAA BA'SHE Maqal
KALGACAYLKA BASAASAY Maqal
SHAREECADDA - Taakoow Maqal
AIDS-KU WAA DILAA Maqal

aboutQORAALADDA
MAXAA UUR-XUMADDA KEENAY..Akhri
IDIN KALA GARAN WAYNAY EE Akhri
KUD KA DEG OO QANJE UDURUG..Akhri
MAXAAD LA YAABTAY MAANTA Akhri
JAHAWAREER Akhri